Uhuru Kenyatta & Raila Odinga oo kulankii ugu horeeyey yeeshay ka dib doorashadii lagu murmay (Daawo Sawirro)

Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo hogaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa balanqaaday inay bilaabayaan Geeddi socod dib u heshiisiin ka dib doorashadii muranka dhalisay ee sanaddii hore ka dhacday dalkaas. Labada hogaamiye ayaa warbaahinta si wadajir ah ula hadlay ka dib markii ay yeesheen kulankoodii ugu horreeyay tan iyo doorashadii, iyagoo horey ugu gacan seyray kulan … Continue reading Uhuru Kenyatta & Raila Odinga oo kulankii ugu horeeyey yeeshay ka dib doorashadii lagu murmay (Daawo Sawirro)